Malaayiin Dollar uu xaday nin Masuul ahaa oo dib loogu celinayo dal Afrika kuyaala

Dowlada Britain ayaa shaacisay in dib ugu celineyso dalka Nageria lacag malaayiin Dollar oo la sheegay in ay ku jirto akoono bangiyo kuyaala dalkaasi, waxaana lacagtaasi horey u xaday Masuul katirsanaa dowlada Nageria. Lacagta dowlada Britain dib ugu celineyso dalka Nageria oo gaareysa  5.8 malyan oo doolar ayaa waxaa horey u xaday Barasaabkii hore ee … Continue reading Malaayiin Dollar uu xaday nin Masuul ahaa oo dib loogu celinayo dal Afrika kuyaala